Soomaali - Ontario

Download Report

Transcript Soomaali - Ontario

Achieving Balance

Ontario’s Long-Term Energy Plan

www.Ontario.ca/emPOWERme BLEED

Nidaam Korontada Ontario

Sababta ay wax ku-ool u leedahay...

Waxa kasta oo ah guluub, goobaha korantada laga tallaasho, qalab ama mashiin yar oo kasta waxa ka dambeeya nidaam koronto qaybo isku-dubbaridan leh. Sida shaqada saacadda oo kale, ayay nidaam korontada Ontario si dhammaystiran ugu dheellitiran tahay inay u keento korantada goorta iyo goobta looga baahan yahay.

Korantadu waxay lama huraan u tahay: •  Guryaheena iyo tayada nolasheena •  Meheradaheena iyo wax soo saarkeena •  Ku horumarsanaan aan u yeelano dhaqaalaha iyo la loollanka kuwa kale Wuxuu leeyahay qaybo badan oo wada shaqeeya nidaamka korantadu, kuwaas oo dhammantood u baahn in taxaddar leh la iskugu dubbarido sidii u nidaamku u shaqayn lahaa. Taasi waxay qaadataa qorshayn.

Waa inaan waliba u qorsheysanaa baahideena koranto-ma aha uun maanta iyo berrito, ee waliba u qorsheynaa jiilalka mustaqablka.

Nidaam Koranto Isku-dheellitiran

• Dhaqan ah

Horraanaba Tashiilid leh

ayaa naaqusta baahideena korantada. Taasi waxay ka hortagaysa u baahida maalgalinta badan ee kaabayaasha korantada ee cusub mustaqabalka.

• Nidaamdhowra macmiilka iyada oo samaysa go’aammo

qiimo-wax-ku-ool leh

IYO adeegsigeena ugu wanaagsan ee nidaamka hadda jira.

• Ilo isku-jir dheellitiran oo baahideena korantada.

tamar nadiif ah

kana midka yihiin nukliyar, biyaha, gaasta dabiiciga ah, dabaysha iyo quwadda qoraxda oo la kulma •  

N

idaam koranto oo

isku hallays iyo dabacsanaan leh sidii aan u dhisi lahayn waxaan rabno goorta iyo goobta aan ugu baahano mustaqabalka.

•  

Reer Ontariyaha daneeya arrinta

oo ay ka midka yihiin First Nations iyo Métis communities, oo wax ka geysta xallinta tamarta agagaaraha.

Akhriso qorshaha: www.Ontario.ca/emPOWERme

Ontario Ayaa Samaynaysa Waxa Kala Xulad Koranto Caqliyeysan

• Ku maalgashiga noocyo tamar ka madax bannaan naqaska oo nadiif ah sida qoraxda, dabaysha, biyaha iyo quwadda nukliyarka ah.

• Casriyeynta isku xirnaanta korantada iyada oo loo maro cilmi-baarista, cusbooneysiinta iyo teknooloojiyada oo nidaamka ka dhigi doonta mid hawlaheedu ka sii fiicnaadan.

• Iyada laga sii wanaajiyo xarkaha gudbinta korantada ee gobolka si ay tamartu ugu tagto beelaha looga baahan yahay.

iQUWADEE ani ga! Kaalintayda Tamarta Nadiifta ah ee Mustaqb alka Ontario

Tashiil tamarta

markaad dharka dhaqayso, aad kor u qaadeyso thermostat-ka am aad damineyso nalalka. Kuwani dhammaantood waa siyaabo waxtar badan oo lagu tashiisho korantada.

Iibsato waxyaabah tamar isku-filnnaanta leh

markaad qalabbo cusub guriga aad u iibineyso, sida kuw leh calaamaadda Xiddigta-tamarta (EnergyStar).

Maaree isticmaalkaaga tamarta

xogta isticmaalkaaga korantada.

adiga oo mara aaldaha internka sida sida “Green Button” oo bixiya

Wax dheeraad ah ka ogow

arrimaha ku saabsan sidii aad u dhaqaalaysan lahay korantada, iyo sidaad u dhaqaalaysan lahayd lacagta iyo sida ay ontario u abuureyso tamar nadiif ah:

www.Ontario.ca/emPOWERme