Sorteringsguide - somalisk plakat

Download Report

Transcript Sorteringsguide - somalisk plakat

Raashinka soo hadha
Raashinka soo hadha oo KALIYA ku rid bacda cagaaran
dabadeed si fiican u xidh. Fiiro gaar ah: Xafaayada waxaa lagu
ridaa sanquuda qashinka
Rugta dib u isticmaalka
Hadhaaga oo dhan marka laga reebo
raashink kiisa waxaa lagayn karaa rugta
dib u isticmaalka.
Qashinka beerta
Waraaqda adag, waraaqda caadiga
ah iyo kartoonka
Raashinka Dharka iyo
soo hadha
kabaha
Xaabka
dhirta
Xafaayad
Bacaha raashinka ku daahan
Kastoon/Jaldi, waraaq
bac ama balaastig
Isopor
Alwaaxa (looxa)
Kartoomada iyo waraaqaha ku ridd sanduuqa bluuga ah. Bacaha
raashinka ku daboolan biyo qabow ku dhacq oo ku rid bac gaar ah.
Dharka/dun kasamaysan iyo kabaha
Bacda aan ahayn ta raashinka ku gaaran, waa qashin ee
Ku rid meesha qaskinka soo hadhaaga ah.
Dhagax, ciigo iyo jaajur
Sanduuqyada qashinka ee dhulka ku aasan ee hoosta laga furo,
bacaha aad uruurisay bac isugee oo ku rid.
Qalabdha wax qaboojiya iyo
qalabka dabka
Muraayadha iyo dhalooyinka
cuntadu ku jirto
Waraaq
Kastoon/
Jaldi
Bacda
cuntada
ku gaaran
Isopor
Qalabka yaryar ee dabka
(sida telefoonda)
Qashinka ha dhaaga ah
Waxii soo hadha marka aad kala madhid qashinka intii
aad kartid. Hadhaaga bac gaar ah ku oo sifiican u xidh.
Dhuxusha wax lagu solo (dubo) iyo danbaska biyo ku qabooji
danadeed sifiican meel ugu rid.
Daaqadaha
Hadhaaga
Qashinka khatarta ah (sida Rinjiga,
Xamuurada cidiyaha iwm)
Nalalka iyo kuwa nalku ku jiro
Xafaayad
Hadhaa
Dhalo iyo
Qalabka
biraha cuntadu dhabka
ku jirto *
ee yaryar
Dhashinka Nalka iyo
khatarta kuwa nalku
ah
ku jiro
* sida tamandhada, dhalooyinka
wax laga cabo
www.ir.nt.no
Baytariga
VESTVIK REKLAME AS
Kala soocida
saxda ah