WADNAHAAGA ILAALI Qoraal gaaban oo ku saabsan

Download Report

Transcript WADNAHAAGA ILAALI Qoraal gaaban oo ku saabsan

SOMALI/af-soomaali
WADNAHAAGA ILAALI
Qoraal gaaban oo ku saabsan cudurka
halbowlayaasha wadnaha
3 Sigaar cabbidda
Cudurka halbowlayaasha wadnuhu (Cardiovascular)
waa magaca guud ee cudurro ku dhaca wadnaha iyo/
• Sigaar babbiddu waxay kor u qaaddaa halista
ama xididdada dhiigga qaada ee jirka dhex mara.
qaadista cudurka halbowlayaasha wadnaha
Labada nooc ee ugu caansan oo aadka loo yaqaan waa
• Dadka sigaarka cabba waa inay gebi ahaanba
wadne xanuunka iyo qallalka. Cudurka halbowlayaasha
joojiyaan
wadnuhu waa cudurka kowaad ee loo dhinto Norway
• Caafimaadku wuu kuu hagaagayaa markaad
iyo guud ahaan dalalka reer galbeedka. Qaarkeen
sigaarka joojisid
waxaa qoysaskooda laga dhex helayaa qof wadne
xanuun qaba, sidaa awgeed waxaa habboon in
feejignaan dheeraad ah la yeesho. Waxaa jira waxyaabo Cudurrada kale ee wadnaha ku dhaca:
badan oo aad samayn kartid si aad wadnahaaga uga
warqabtid oo aad u yaraysid halista ah inuu kugu
Dhiig karku wuxuu kor u qaadaa halista qaadista
dhaco cudurka halbowlayaasha wadnuhu.
cudurka halbowlayaasha wadnaha. Daawooyin ayaad
qaadan kartaa si aad dhiig karka hoos ugu dhigtid.
Sidoo kale dhiig karka waxaad hoos ugu dhigi kartaa
Saddex waxyaabood ayaa ugu
inaad cusbada iska yaraysid, inaad sigaarka joojisid iyo
inaad culayskaaga dhintid haddii aad buuran tahay.
muhiimmsan:
Dhiig karka waxaad hoos u dhigi kartaa haddii aad
1 Dhaqdhaqaaqa
toddobaadkii ugu yaraan saddex maalmood jimicsi
Socodku
waa
u
fiican
yahay
wadnaha.
Wadnuhu
sameysid.
•
waa muruq u baahan in marmar si fiican loo ruxo
Sonkorowgu wuxuu kor u qaadaa halista qaadista
• Marka wadnuhu xoog kuu garaaco oo aad
neeftuurtid macneheedu ma aha inaad halis ku
cudurka halbowlayaasha wadnaha. Si aad sonkorowga
jirtid, waaba arrin kuu fiican!
isaga ilaalisid, waa inaad cunto caafimaad leh cuntaa,
• Maalin kasta nus saac degdeg u soco oo isku day dhaqdhaqaaqna sameysaa. Haddii aad sonkorow
inaad jirkaaga inta aad kari kartid dhaqdhaqaajisid qabtidna, waxaa lamahuraan ah inaad raacdid
talooyinka dhakhtarka daawooyinkana aad qaadatid.
• Jaranjarooyinka isticmaal, dukaankana u lugee
Aad bay muhiim u tahay in dadka sonkorowga qaba ay
2 Dheellitirka Cuntada
cuntadooda la socdaan oo jimicsi sameeyaan.
• Cuntadu waxay saameyn ku leedahay
caafimaadka halbowlayaasha wadneheenna
Xidid bararku (Høyt kolesterol) waa sabab kale oo
halisteedu wayn tahay oo weliba uu saameeyo habka
• Waa inaad cuntaa khudaar iyo miro badan,
kalluun iyo badar iyo cuntooyinka aan wax lagu
nolosha. Subagga ka yimaada hilibka baruurta badan
darin, hilibka xoolahana aad yaraysataa
iyo waxyaabaha caanaha laga sameeyo ayaa kor u
Isticmaal
saliidda
khudaarta
iyo
dareeraha
ama
qaada heerka xidid bararka, halka ay saliidda khudaarta,
•
burcadka khafiifka ah, kana fogow xayrta culus
macdanta iyo badarku hoos u dhigaan. Dadka xidid
(sida subagga iyo labeenta)
bararka qaba waxaa u fiican inay culayskooda dhimaan
• Wax yar ka cun/cab buskudka, keegga (doolshaha), oo jimicsiga badsadaan.
macmacaanka iyo cabitaanka sonkorta leh
! Haddii aad 40 sano gaartid, waxaa haboon in
markii aad xoogaa joogtidba aad dhakhtarkaaga u
sheegtid inuu hubiyo cadaadiska dhiiggaaga, xidid
bararkaaga iyo macaanka dhiiggaaga ku jira.
Ururka bukaanka wadnaha- iyo sambabbada
Tlf: 22 79 90 00 | Pb 8768 Youngstorget, 0028 Oslo | [email protected] | www.lhl.no
Xigasho: LHL. Waxaa tayada hubiyey Wasim Zahid, dhakhtar | Nuqulki 1aad.
Xubin ka noqo LHL: SMS ay ku qoran tahay «medlem» u dir 2007.