Hab Doorka barista Af-Soomaaliga (Best practices in

Download Report

Transcript Hab Doorka barista Af-Soomaaliga (Best practices in

Hab Doorka barista
Af-Soomaaliga
(Best practices in teaching
Somali Language)
Sweden
Sabti, Oktoobar 24, 2009
1. Macallin
Saciid Saalax Axmed
Aqoolka Maanta oo Ka Kooban:
1.
2.
3.
4.
5.
6.
7.
8.
9.
10.
Hordhac guud
Kaalinta Baraha ee waxbarista iyo barbaarinta
Wax kasta habka waxbarasho Ardayga ayey ku meeraan
Guud mar hilinka hab barista Af-Soomaaliga
Hakasho gaaban
Casharo Tusaale ah iyo tilmaamo bare
Sheekoy Sheeko….sheeka carruureed akhris ah
Hakasho Qado
Awaalaha Af-Soomaaliga : Tagto…Tan taagan iyo timaadada
Sheekoy Sheeko….Sheeka waayeel sheegmo ah
I.Kaalinta baraha ee barridda iyo
barbaarita :
The Ten commandments for teaching
ByRay Reyes
Thou Shalt………………….
Tobanka Xil oo baraha la faray;Waa in aad
xusuusnaataa………….
1.Xusuusnaataa in aynu Ubadka dartood
ugu jiro macallinimada!
Bare waliba himilo ka yeeshaa mihnadda
macallinimo
Iskaashatada saddex-geesoodka ah ee
waxbarasho ayaa isu dheelitira
Ha fudaydsan samaynta aad ku leedahay
ardayga yar.
2.Xusuusnaataa in hab dhawrku ka
horayo barashada
Wax ma bari kartid fasal arday ah oo adan
maarayn hab dhawrkooda. Maarayntu
waaba furaha nosha.
Isweydiin baa ah carruurtu tii facyaal hore
ma ka duwantahay? Maxaase u sabab ah
duwanaanshaha?
Hab dhawrka fasalka saddex talo ku
tiigaal.
3.U soo Bandhigto waxbarashada si
habboon.
 Ardaydu si uma aragto habboonaanta
barashada.
 Ardayda taabsii cashar kastaa waxa uu tarayo
-Si xilli joogta ah u naqtiinwaxii hore loo soo bartay
-Casharka la xiriiri nolosha jootada ah.
-Maadada aad dhito ha ku koobin keligeed
tusaalaha ee la xiriiri sida ay kuwa kalena isu
kaabaan.
4. Meel sare ka soo raarici wasladda ama
miraha macaan.Fogay yoolka!
Intee aadmigu isku celcelin ku adeegtaa
awoodiisa kasmo?
Dhiiri gelinta ardayga awoodaad geliso u
kordhi.
Yoolka aad ardayga la beesanayso mid
saeaya ka yeel.
Isu dheelitirka tilmaanta yoolka la
higsanayo
5.Xusuusnaataa in macdanta ugu qaalisan laga
helo Dhagxaanta an laga filayn:
Aqooso in arday kastaa gaari karo guul an
xadaysnayn.Qofnimada arday gar ahi yey ku
laab qaadin.
Si adan uga ilduufin dhagaxa macdanta dhabta
ahi ku jirto:
-qaabka T ah ha ku dherer fadhiga fasalka.
-Ardaydaa dhan tus in ay adiga kuu simanyihiin.
-Xusuusnaw “tiigsoo qof taabo”
6.Xusuusnaataa in arrima yaryari ay
isbedel weyn keeni karaan:
 Saddexda falsugge ee cimilada fasal saamayaa
waa Qolka fasalka ah, baraha iyo hab raaca
barashada.
 Cimila fiyow si aad u falkiiso:
-Arday kasta wax uun ku dheh maalin walba.
-Hoos u baro adaydaada
-Isku xiriiri arday walba iyo xiisihiisa gaarka ah
-Araydaada ku badi barawixinta iyo guulguulka
dhiirigelineed ah.
7.Waa in aad tirtirtaa astaatamaha is
weydiinaha ama madmadowga dhamaan
 Ardaydu waxtarka macallinka waxa ay ku
aaminaan sida uu casharka ugu gudbiyo.
 Bare wanaagsan waxa ay u hasystaan kan
markaaba wixii mugdi kaga jirey u wada
beyaamiya
 Baryaal baa ka cawda wax uu sharxay oo
ardaydu suaal ka weydiiso wax uu so sheegay.
Ha carroon suaal arday ku weydiiyey, waxa jira:
-Mid feker la fogaadey ku maqan.
-Mid xilli baraarug gaaban.
-Mid dhibaato qoys qaba
-Mid wax ku cusub hadda la kulmay.
8.Waa in aad xusuusnaataa in baraha
xulka ahi weligii wax baranayo!
Qof kastaaba waxbarasha joog ta ah buu
ku meel mara.
Mihnadda aqoon gudbintuna mar walba
aqoon korodhso ayeye ku meel martaa.
Arydaadu in ay u qiimayso waqti u sii iyo si
habboon.
Hab dhigista baruhu waa in ay isla
bedeshaa xilliga.Ogow:
-In wareega isbedelku degdego fac kasta…..
9.Waa in aynaan dhayalsan awooda wax
isgaarsiinta
 Wax kasta oo baruhu adeegsado haddii laga
reebo, Baraha fiicani awoodeed isgaarsiinta oo
keli ah waa adeegsan kartaa.
 Isgaarsiinta oo lagu qeexikaro “isu gudbinta war
iyo wacaal hal il ka so baxa oo tan kale gaara.
 Hab kaas oo ka koobma 4 talaabo:
-Fekerka la gudbinayo ama fariinta
-Diraha gudbibinaya, qof iyo qalab kuu ahaadoba.
-Habraaca lagu gudbinayo
-Gudoomaha la gaarsiinayo oo fariinta helaya
9aad Isgaarsiinta socota……
Afarta talaabo midina marin habaabin, ay
sababaysato:
-Falsuge hakiya(isbaaro dhetal ah)
-Xusuuso xil 2aad,haddu jabo isgaarsiintu
jabtay
-Isgaarsiinta oo hal dhinac keli ah u socata
-Marka gudoomaha wax ka gedmadaan waa
in la so wacaal celiyaa.
10.Waa in aad xusuustada in
dabeecadda togani hantidaada tan
ugug muhiimsantahay.
 Sagaalka hore tan baa isu haysa……..
 Nolosha qof ahaaneed iyo tan shaqadaadu waa
isa saamayaan.
 Isku milanka fasal wanaajiya waa dhiggidda
maadda,marayn toosan iyo abbaar sare ee
qofnimada baraha.
 In kasta oo addan ula jeedin,ardaygu waxa aad
fasho ayuu ka barasha badsadaa waxa aad
barayso.
 Dabeecad debecsan baa arday lagu daadihiyaa!
 Wax kasta oo habka waxbarasho ka mid ahi
ardayga ayey ku meeraan………