September 27th Workshop Powerpoint Presentation

Download Report

Transcript September 27th Workshop Powerpoint Presentation

1
HAGIDA LAGU FAHMO
NADAAMKA ISKUULKA
Sitembar 27, 2014
Whittier Iskuul
Miniyaabolis, MN
2
Qodobbo
• Soo dhawayn iyo is barasho
• Qorsha Hagida Aqriska iyo Xoogaynta Waali diinta
• Hagida aad Ku Dooranaysid: Nolasha Iskuulka
kadib
• Xoqooda Ardayda aan Sharciga Heysan
3
QORSHA HAGIDA AQRISKA IYO
XOOGAYNTA WAALI DIINTA
4
Nadaamka Wax Barashada
Gobalka iyo Fidiraalka
Qaybta Wax
Barashada
Fidiraalka:
- IDEA
- Ilmo aan Wax
Barasho Laga Harsi
Nayn
- Sharciga ELL
Dowlada
Minnesota
Wasaarada Wax
Barashada Minnesota
- Lacagaha Degmada
- Khasabgelinta
-Sharciga Wax Barashada
Iskuulka degmada
Hoose
- Sharciyada Iskuulka
- Adaabta Ardayda
- Wax Walba oo kale
Xubnaha
Baarlamaanka
Minnesota
Xuruufaha Wax barashada
- hab u dhaqanka Ardayga
iyo Macalinka
- Imtaxanka Gobalka
- Sharciyada Waxa Barasho
5
Fiirinta Nadaamka Iskuulka Degmada
6
Kala Sarraynta Degmada
Golaha Wax Barashad Iskuulada Degmada Miniyaabolis
Maamulaha Guud
Maamula Kuxigeeynka
Maamulaha Iskuulka
Maclimiinta
Shaqaalaha
Iskuulka
Xafiiska isku xirka Ardayda,
Qoosaska iyo Bulsha weeynta
7
Iskuulkaaga
Maamulaha
Hagida Tala
Bixinta
Xirfadaha
Maclimiinta
8
Hagida Ogaashaha Nidaamka
Yaad la xiriiri Kartaa
Wax yaalaha
khuseeya Wax
barashada
Caruurtaada
1) Macalinka
2) Is ku
xiraha
Qoosaska
iyo Iskuulka
3)Maamulaha
Iskuulka
4) Maamula
Kuxigaynka
Sare
Wax yaalaha
Aqlaada Ku
xiran
1) Maamulaha
Iskuulka
Is ku Xiraha
Qoosaska
3) Maamula
Kuxigaynka Sare
4) Xafiiska is
ku xirka
Ardayda,
Qoosaska iyo
Bulsha
Weeynta
9
Hagida Ogaashaha Nidaamka
Yaad la xiriiri Kartaa
Wax yaalaha
khuseeya
Ardayda Gaarka
Ah
1)
Macalinka
2)
Maamulaha
Iskuulka
3) Xafiiska isku
xirka Ardayda,
Qoosaska iyo
Bulsha weeynta
Wax yaalaha
Khuseeya
Ardayda Barata
Ingiriiska
1) Macalinka
2)
Maamulaha
Iskuulka
3) Xuruunta
Looqadaha
Kaladowan
4) Xafiiska isku
xirka Ardayda,
Qoosaska iyo
Bulsha weeynta
4) Xuruunta
Wax Barashada
Gaar Ah
10
Hagida Ogaashaha Nidaamka
Xafiiska isku xirka Ardayda, Qoosaska iyo Bulsha weeynta
• Is ku Xiraha Qoosaska iyo
Iskuulka
• Xuruunta Khayraadka
• Xafiiska isku xirka Ardayda,
Qoosaska iyo Bulsha weeynta
http://osfce.mpls.k12.mn.us/
11
Sida loo la Shaqeeyn karo Nidaamka
• Hadii qof aan ku caawin karin, way dii yaa ku caawin kara
• Way diiso madaxda ama Xuruumaha kale
• Way diiso in la goo gudbiyo qof kale ee ku caawin kara
• Si adag u way dii oo ixtaraam leh
• Ha joojin ilaa aad ka heshid qofka aad la hadashid
12
Hagida Ogaashaha Nidaamka
Uxali si Salaysan
• Sameey Xiriiryo
• La xiriir maclimiinta, taqasusyaasha iyo kuwa caafimaadka bixiyo
• Wac shaqaalaha, waydiiso caawi taan
• Ula soco si joogta ah
• Lakulan dadka sareeya
• Kala xaa joow arimahaaga
• Ka wada hadla xal
• Xirfad hadal
13
Imtixaan
• Kuma raac sanid go aanka iskuulka lagu
xanibayo ardayda fasalka shanaan. Waa
maxay tilaabada koo waad larabo in aad
qaado?
• Maxaad samayney saa hadii tilaabadan
ay san shaqeey nin?
14
Imtixaan
• Cunigaaga waa arday baranaya looqada
ingiriiska (ELL). Waxa aad amiin santahay in
iskuulka ay san sii nay nin caawitaan kufilan
isaga/eyada si ay hormar wanaagsan u-moo
jiyaan. Waa maxay tilaa bada ogu horaysa aad
kaga hadli kartid arintan?
• Maxaad samay naysaa hadii tilaabadan ay san
shaqeey nin?
Hagida Ogaashaha Nidaamka
Siyaasad Qabasho
• Doorasha Xubnaha iskuulks
• Dooro xubnaha iskuulka katirsan
• O coday degmada cabirka wax barashada
• Abaabul Sameey
• Abaabul Kooxaha Waali-diinta
• Isu taag in sharoocda wax laga
• babelo
• U carar xubnaha iskuulka!
15
16
Hagida Ogaashaha Nidaamka
Qoraal, Darajo, iyo Dhigaalo
Si dee ayaan u heli karaa caruurtayda/cunigayga
qoraal kiisa ama dhigaal kiisa?
• Soo daawaco iyo u soo dir qoraal xafiiska maaliyada
http://studentaccounting.mpls.k12.mn.us/Transcripts
17
Hagida Ogaashaha Nidaamka
Qoraal, Darajo, iyo Dhigaalo
• Si dee ayaan u aqrin karaa dhigaalka?
[Hal kaan ku daawac dhigaal iyo tu saa li hiisa]
18
Hagida Ogaashaha Nidaamka
Qoraal, Darajo, iyo Dhigaalo
• Muxuu/maxay u baa han yihiin
cunigayga/caruurtayda in ay ka khalan jabiyaan
dugsiga sare ee Miniyaabolis?
Karedhit
Subject
4 Karedhit
Looqada /Ingiriiska/Language Farshaxan
3 Karedhit
Bisaabta (kujira algebra, geometry iyo
statistics/probability)
3 Karedhit
Saayanis(1 Karedhit biology ku dar 2 Karedhit kale)
3.5 Karedhit
Barashada aqoonta bulshada(kujira U.S. history,
geography, world history, government/citizenship and
economics)
1 Karedhit
Farshaxan
7 karedhit
Mid aad ka dooran kartin (Electives)
http://www.ohe.state.mn.us/mPg.cfm?pageID=1836
19
HAGID AAD KU DOORA NAYSID:
NOLASHA DUGSIGA SARE
KADIB
20
Wada hadal Su’aalo
Waa maxay doorashada ugu banoon ee ardayda
wadanka ku cusob ay dooran ka raan kadib
nalasha dugsiga sare?
Caruur taada miyey lee yihiin riyooyin kabib
dugsiga sare? Adiga miyaad u hay saa riyooyin
caruur taada?
21
Nolasha Dugsiga Sare Kadib
• Waxaa jira doorashooyin badan aad
sameen kar tid sugsiga sare kadib, taa soo
ka mid ah:
•
•
•
•
In aad jaamacad aadid
In aad gashid farsamo barasho
In aad shaqo heshid
In aad aado iskuulka laga barto farsamoo
yinka aan waqti badan qaadan
• Dhigaalo lagaaga caawin karo in aad
gaadato gu’aan rasmi ah:
• Maclimiin
• Tala bixiyaha iskuulka
• Tala bixiyaha tawa baraha xirfadaha iyo
baxnaaninta
22
Wax yaalaha ardayda kulleegada
Wax yaalaha dhow ee munaa facaadka
leh:
• Nooro fasalada aad jaceshahay
•
•
•
Sameyso jadwal kaaga
• Qaado subax, galab ama
maqribka fasalada
Waxaa lagula dhaqmayaa si dii qof
weeyn
Mas’ooliyid badan ayaa ku saaran
• Balan la sameeyso tala
bixiyaha kullejka
• Adiga ayaa dooranaya in aad ti
maado waqti hore iskuulka
• Natiijada looma diro waali
diinta
Manaa facaadka dheer:
• Ardayda ka qalan jebisa ayaa
sameeysa hal $1 million kabadan
ardayda ka qalan jabisa dugsiga
sare
• Ardayda ka qalan jabisa ayaa ah
kuwa aan shaqa la aan kudhicin
marka loo eego kuwa kale
• Kala doorasho badan oo shaqa ah
ayey sameeyn karaan ardayda ka
qalan jebisa kullejka
• Kuwa heeysta shahaa dada
kullejka ayaa ka caafimaad
sareeya, jimicsada in badan,
aanan cabin sigaarka, waqti gooda
ku deeqa iyo doorashoo yinka ka
qeeyb gala in badan
23
Doorashada Kullejka…
• Kala duwa naasho badan: Kullejka farsamada, Kullejka bulshada, iyo
kullejooyinka 4- sano iyo jaamacadaha gobalka oo leeyahay ama
jaamacadaha madaxa banaan
• Aadista kullejka waxay kaa caawi naysaa ardayda in ay samee yaan wax
badan marka loo eego ardays ka baxay dugsiga sare, taa soo ay ka mid
tahay deekhda
24
Waxa la rabo in aad u gaato marka aad
dooranaysid kullejka
• Qarashka kullejada
• Fadhiga bulshada
• Wax barashada sare
• Cabirka
• Meelaha ay ku yaa laan
• Waa in aad is barbar dhigtaa
faa ii dada iyo khasaaraha
• Raadi dadka koo dhow ee ku
caawin kara ama ku siin kara
talo
25
Kullejooyinka barashada farsamada
• Maxay yihiin?
• Waa iskuulaad aad ka baranaysid farsamo koo qaas ah
ee aad shaqo aad ku helikartid
• Farsamada ayaa kujira: alxan, makaaniko, hagaajinta jirka
iyo timaha dumarka(cosmetology), kumboyuutarka, iyo
kuwa kale
• Mararka qaar ayaa ku heli kar taa degriiga si dhaqsi ah
• Qiimaha
• Wuu kala dowanyahay wuxuuna ku xiran yahay qoshaha
aad kujirtid iyo fasalada aad qaada naysid
• Bulshada
• Dadka kula dhigta ayaa isku wax baranaya
• Fasalada waxaad ka qaadan kar taa intarneedka
• Wax barashada sare
• Inta badan fasalada waxa dhigta arday koo ban
26
Kullejada Degmada iyo Bulshada
• Maxay yihiin?
• Shahaado laba sano lagu qaato ee loo yaqaano (Associate
Degree)
• Arday badan ayaa u wareegta jaamacadaha afarta sano marka ay
dhamee yaan labada sano ee kullejka
• Qiimaha
• Qiimaha ayaa yar marka loo fiiriyo jaamacadaha afarta sano
• Bulshada
• Sida fasalada ay u sameey san yihiin
• Ma heeys taan wax yaalaha dhee raadka ah ee loo yaqaano
(extracurricular activities)
• Waxbarashada
• Waa mid u wada furan ardayda oo dhan
• Waxa oo noqon karaa mid latago maalinti oo dhan ama maalinta
barkeed iyo ardayda ayaa dooran kara inta fasalo ay qaada
nayaan
27
Jaamacadaha 4ta Sano
• Maxay yihiin?
• Waxa aad ka qaadanaysaa shahaadada loo ya qaano Bajlar 4ta
sano taa soo ay naqon karto saayniska ama artiska (farsamada)
digrii
• Qiimaha
• Waa kan ogu qaalisan
• bulshada
• Jaamacada yaad dhax degaysaa (dorms or commuting )
• Kooxoo yinka fara badan ee bulshada iyo fursad ca yaartooy
• Wax barashada
• Waxaad ka dooran kar taa digriiyo ka la dowan
• Wax barashada ayaad sii wadi kartaa marka aad ka qalan jibisid
jaamacada kuwa sar sare
28
Maxay kala yihiin jaamacadaha gobalk iyo
kuwa madax banaan
Madax banaan
Kullejada bulshada
Maxay yihiin?
•
•
Shaqsi ayaa leh
Waxa ay noqon karaan kuwa diin
ku salaysan
Gobalka ayaa qarashka bixiya
Qiimaha
•
•
Waa kan ogu qaalisan
Inta aad bixinaysid sanadka
barkiisa ayaa noqon kara marka
lagu daro cuntada iyo jiifka $30,094
•
•
Bulshada
•
Dulka jaamacada ku fadhiya
•
ayaa ah mid yar
Cayaartooy iyo ururada bulshaha •
ayaa ku yaala
•
waxbarashad
•
BA ama BS digriis
Qiima jaban
Inta aad bixinaysid sanadka barkiisa
yaa noqon kara marka lagu daro
cuntada iyo jiifka- $8,893
Dulka jaamacada ku fadhiya ayaa
ah mid weeyn
Cayaartooy iyo ururada bulshada
ayaa ku yaala
BA ama BS digriis
29
Isku diyaarinta kullejada
• Ardayda waxa ay u baahan yihiin in ay
booxsadaan kullejada:
• Waa in ay dhameeys tiraan booxinta kullejada
• Shahaadada dugsiga sare( transcript)
• Natiijada imtixaanka ACT ama SAT
• Waraaqo ka hadlaya aqoon taada oo ay qoreen
dad aan qooskaaga ama saxii badaa ahayn,
sida malalinkaaga ama daqtarkaaga
30
Imtixaanka SAT/ACT
• Sameeynta gargaarka imtixaanka SAT iyo ACT:
• Waqti badan
• Kuqaado imtixaanka qolal kaladowan
• Diyaar gelin:
• Ka qaado fasalo kaa caawinaya in aad imtixaan ka keentid natiijo
wanaagsan, kana qaado ururada u qaabilsan idiga oo bixinaya
qarash
• Soo iibso buugaagta lagu barto ama lagu sameeyo muraajacaadka
imtixaanka, kana fiid maktabadaha
• la kulan ardayda kale ee baranaysa imtixaanka jooga iskuulkaaga
Bixinta qarashka kullejada
• Wadooyin badan ayaa jira oo kaa caawin kara
in kullejada aad iska bixiso:
• In aad aado kullejoyinka ku yaala gobalka
• Deeqa wax barasho ee kullejka bixiyo
• Deeqda wax barasho ee ka imaanaya bulshada
dhow(community)
• Baahida dhow ee lagu eego ardayga
• Diinta dowlada (adiga oo ka booxinkaro qeeybta loo
•
•
•
•
ya qaano FAFSA)
Diinta aad ka deeman kartin bakgiyada
In aad ka shaqeeyso iskuulka dhax diisa
In aad la deganaatid waali diintaada
Ka bilow wax barashadaada kullejka bulshada
(community college) is markaa ka u wareego
jaamacadaha 4 sano ah
31
32
Kullejooyinka ku yaala Minisota ee
bixiya qarashka gobalka loogu talagalay
•
•
•
•
•
•
•
•
•
•
•
•
Alexandria Technical College
•
Anoka-Ramsey Community College
•
Anoka Technical College
•
Bemidji State University
•
Central Lakes College
•
Century College
•
Dakota County Technical College
Fond du Lac Tribal & Community College
•
Hennepin Technical College
•
Inver Hills Community College
Minneapolis Community and Technical •
•
College
• Minnesota State College-Southeast
•
• Minnesota State Community and
•
Technical College
• Minnesota West College
Normandale Community College
North Hennepin Community College
Northland College
Northwest Technical College
Ridgewater College
Riverland College
Rochester Community and Technical
College
St. Cloud Technical College
Saint Paul College
South Central College
Southwest Minnesota State University
University of Minnesota, Crookston
University of Minnesota, Morris
Financial Aid
• Deeqda wax barashe ee loo yaqaano
(Financial aid) ayaa ah lacag loogu
talagalay ardayda ayado oo aykugu
jiraan lacag bilaash ah, mid diin ah oo
ay dowlada ku sii nayso larabo in aad
did kaga bixiso iyo kuwa kala oo bilaash
ah
• Kullejooyinka oo dhan ayaa leh
deeqdan wax barasho ee loo yaqaano
(Financial Aid Office)
• Waydii tala bixiyaha caruurtaada iskuul
kooda ee dugsiga sare jooga arimaha
la xiriira deeqaha wax barasho
33
Deeqyada wax barasho(Scholarships)
• Deeqyada wax barasho ayaa ah lacag bilaash ah in lagu bixiyo
qarashka iskuulka. Arday badan ayaa booxsata si dhameestiran
deeqda wax barashada.
• Waxa jira deeqyo farabadan ee wax barasho. Deeqyadan ayaa ah
kuwa ku lafaqan ama laga rabo in ardayga oo yahay cayaartooy,
daraja sare heesta, baahi lagu tilmaamikaro, ahna dadka laga tiri
dheeryahay ee loo yaqaano (minorities) and kuwa kale oo badan.
La hadal xaruunta iskuulka ee u qaabilsan qarashaadka iskuulka
caruur taada, lataliyaga caruurtaada ee dugsiga sare ama
isticmaal intarneedka si aad u booxsata deeqda wax barasho
• Qorshaha loo yaqaano (Minnesota Dream Act) ayaa ku caawin
kara deeq wax barasho ardayda wadanka ku sucub
34
Galaya Qeeybta Shaqada
• In la aado kullejada waa arin mu’hiim ah, laa kiinse iyada oo keliya ma
ahan tilaabo la qaado.
• Ardayda waa ay gelikaraan qeeybta shaqada ama waxa ay heli karaan
farsamooyin, (shaqo waayo aragnimo lacag siismo ama aan lagu siinin
lacag waxa ay kubcinaysaa xirfadaada isla markaas idiga oo
shqaynaya).
• Tan waa ardayda qaaska ah:
• Shaqada yoolka ayaa lagu qori karaa ama lagu darikaraa IEP dugsiga sare.
• Lataliyaha iskuulka ama lataliyaha qeeybaha kale ee loogu adeega ardayda ayaa ka
caawin kara ardayda in ay u diyaar galoo waan ama ay bartaan xirfadaha u saamaxaya
in ay helaan shaqooyin
• Caawi ilmahaaga in ay u diyaar galoo waan qorshaha dheer ee nolasha
wax lagaga badelo.
35
36
XAQOOQDA DADKA AAN
SHARCIGA HEEYSAN EE
CUSUB
37
Xaqooqda wax barashad bilaashka ah:
wax barashada waa xaqooq bini aadamka oo lee yahay
• Wax barashada waa bilaash
• Waxaa daafacay
Sharciga gobalka Minisota
• Waa xaqooq bina aadamka oo lee yahay
• Wax barashada waa mid ardayda oo dhan u banaan
• Waa mid dadka qabaa ilka kala dowan iyo daqliga kala dowan
u siman
• Waxaa leh dadka wadamaka kala dowan ka yimid ama ku
hadla looqadaha kala dowan
• Waxaa leh curyaaminta ah
38
Waajibaadka ka saaran degmada in ay fidiyaan
wax barashada:
wax barashada bilaashka ah ee dowlada
• Wax barashada dowlada for qof
kasta
• Ku jiraan ardayda degan degmada ahna
kuwa iskuul gaaray sanadka iskuulka
• Wax barashada dowlada waa in ay
tahay mid bilaash ah
• Waa bilaash wax yaalaha lagu barto
wax barashada
• Ma jiro wax deeq ah oo lagaa rabo
• Waa bilaash xitaa wax barashad gaarka
ah iyo macloo maad kooda
39
Xaqooqda Ardayda cusuf iyo Waali
diinta
• Heerka sharcigaaga muhiim ma ahan
• Deganaashaha degmada ayaa ku filan
• Ardayda aan sharciga heeysan ayaa lamid
ah, heli karana wax barashada ay kuwa
sharciga heeysta ay heli karaan
• Dadka aan sharciga heeysan:
• Xaqooqda K-12 wax barashada
• Bilaash, lacag ma ahan
• Waxa ku jira wax yaalaha kale ee wax
barashada la socda
40
Mas’uuliyada degmada ka saaran in
ay dii waan kaliyaan ardayda aan
sharciga haysan
• Wax barashada waa in ay tahay mid isku midah
• Wax barasho taya leh ee u siman ardayda oo dhan iyo
kuwa wadanka ku cusub(immigrants)
• Degmada ma waydiin karto arimaha sharciga ardayda cusub
• Uma baahna. Waali diinta u ma baahna in ay kee naan
sharciyadoo waxa ku saab san
• Hadii la waydiyo , waali diinta waxa ay dhihi karaan looma
baahna waxa ku filan sharciyada kale
• i.e. cadeeynta deganaashaha ee degmada
16
Mas’uuliyada degmada ka saaran in ay dii
waan kaliyaan ardayda aan sharciga
haysan
• Iskuulka degmada waa in ay caawiyaan
ardayda barata looqada ingiriiska:
• Waa in ay ka gudbi karaan looqada adkaanteeda
• Waa in ay xaqiijiyaan in ardayda ay ka qeeyb
qaadan karaan qorshooyinka dhabta ah ee wax
barashada (Lau v. Nichols (1974))
• Xiriirka war bixinta iskuulka waa in oo yahay
mid waali diinta ay fahmikaraan ama looqa
dooda hooyo ju qoran
• Waa in la sameeyaa kulumo wax barashada ah ee
loo gu tala galay wax barashada gaarka ah
• Yaan lagu qasbin in la sameeyo kunfaransis
• Marwalba waxa ay weey diisan karaan turjimaan
looqada ah
Mas’uuliyada degmada ka saaran in ay
dii waan kaliyaan ardayda aan sharciga
haysan
42
 Iskuulka waxa oo way diin ka raa ama ku
khasbi karaa:
 Waraaqda dhalashad, waa in ay ogalaa daan
dhashooyinka kale.
 Cadeen daganaasho ( biilka kurantada,
heshiiska guriga ama kuwa kale ee khusaya).
 Warqada tilaaka.
 Iskuulka ma way diin karo kuwa kan:
waa in ay san way diin karin:
 Cadeeynta dhalashada waali diinta iyo
caruurta.
 Cadeeynta sharciga maraykanka.
 Iskuulka ma way diin karaan kuwa kan ama
waali diinta uma baahna in ay siiyaan:
 Soshal sakuritiga nanbarkiisa
 Qabiilka ama dhalashada
 Dhalashada ama qof aralkiisa
43
Plyer v. Doe
(1982)
• Iskuulada ma ahan askarta u qaabilan
barnaajidka imagareeshinka
• Iskuulada lama socud siin karaan
arimaha ardayda sharciyadooda
qolooyinka dowlada u shaqeeya
• Iskuulka uma sheegi karaan arimaha
ardayda qolooyin kale
44
Title VI of the Civil Rights Act of
1964
“…shaqsi jooga
maraykanka in oo san
dareemin waxa yaalaha
sida qabiilka,midibka ama
qofka meesha oo udhashay
oo loogu diido wax yaalah
wax tarka leh ama la cusriyo
taa soo ka mudbaxayso
qorshooyinka ay dowlada
fediraalka ay ugu deeqdo
dadweeynaha.”
45
Title VI of the Civil Rights Act of
1964
• Iskuulka degmada ma sameeyn karaan midib to koorid
ayaga oo fiiri nayaa qabiil, midib ama meesha qofka oo ka
dhashay:
• In la sameeyo kaladu wanaasho xaga waxqabadka, taageerada
•
•
•
•
lacagta ee war barasho ama kuwa kale ee wax tarka u leh
ardayda si sax ah loo qeeybi nin
Qof ka oo laga reebo wax yaalaha munaafacaadka leh iyada oo
loo fasaxayo kuwa kale si ay uga faa idays taan
Loo diido qof wax xaq oo uleeyahay sharciyan na oo sameeyn
karo eeyna bixisay dowlada fediraalka
La jabiyo ama si aad u wayn loogu wiiqid shay ayada oo larabo in
loogu diido qorsho fediraalka ay ugu latagaleen
Loo diido in fursan loo siiyo iyada oo dadka kale na loo
ugalaanayo iya oo ay xigsanayaa in ay looqada ingiriiska ay ku
adag tahay.
46
Title VI Violations
• Laga saarayo ama loo diidayo ardayda in ay ka
qeeyb qaa taan arimaha iskuulka iyaga oo aanan ku
hadli karin ama aanan fahmi karin looqada ingiriiska
• Ku qorayaan ardayda fasalada qaaska ah iyaga oo
ku rii xaya ardayda in ay fahan ama aanan haysan
xirfado badan
• U sameey nayo qorshooyin aan sal u la heeyn ama
aanan baray nin looqada ingiriiska
• Aanan sii naynin war bixinta iskuulka waali diinta
kuwa aan ku hadlin looqada ingiriisak ama aanan
fahmeeynin looqada
47
Imtaxaan
1. Miyaa iskuulka caruurtaada ay dhigtaa idin way diiyey
arimaha sharci giina ku saab san?
• NO.
2.Qodubka sharciga ee Civil Rights Act of 1964 waxa oo
dhahayaa iskuulada ma midib to koori karaan iyaga oo
fiirinaya qabiilka, midibka, ama dhalashada qof meesha oo
u dhashay?
• Title VI.
3. Maxay Plyer iyo Doe ay isku waa faqeeyn?
• Iskuulada ma ahan askarta u qaabilsan sharciyada, mana u sheegi
karaan ardayda arimahooda sharciga umana sheegi karaan
qolooyinka kale ee dowlada u shaqeeya
48