Transcript OM KVINNAN
LOOGU TALAGALAY DUMARKA ♀ Internationella Hälsokommunikatörer 1 Tusmada Habdhiska jirka Cisada (caadada), meertada cisada iyo iska dharidda cisada Sida looga hortago Xuubka birkada Dhibaatooyinka hoosta dumarka Baaritaanka dhakhtareed ee xubnaha taranka dumarka Internationella Hälsokommunikatörer 2 Muuqaalka ama qaabka hoosta dumarka Waxaa hoosta dumarka ku yaal saddex dalool: •Daloolka aada kaadihaysta. Waxaa lagu magacaabaa ka kaadimareen. •Daloolka dhexe ee ao aada ilma-galeenka. Waxaa lagu magacaabaa siil. •Daloolka gadaal ku yaal oo ah dhammaadka mindhicirada, waxaana lagu magacaabaa futo. 1. Venusberg 2. Urinrörsmynning 3. Slidmynning 4. Ändtarmsmynning 5. Klitorishuva 6. Klitorisollon 7. Yttre blygdläpp 8. Inre blygdläpp 9. Mellangård Internationella Hälsokommunikatörer 3 Afka siilka äggstock Dhererka ilmagaleenka: 6-7 sm ka hor inta aan ilmo la dhalin 7-8 cm efter man fött barn Culayska ilmagaleenka: 60-70 garaam Internationella Hälsokommunikatörer 4 Ciso ama caado - Awoodda nololi ku abooranto - Tallaabada ugun horreysa ee naag lagu noqdo GOORMA? Waxay gabdhaha cisada ama caadada ugu horreysa helaan inta u dhexeysa 9 iyo 17 sano jir. Kolkaa waxaa weynaada naasaha oo miisaankooda ayaa gaara in ku filan. IMMISA GOOR? Qiyaastii bishiiba hal mar. IMMISA MAALMOOD AYUU SOCDAA? Waxay u kala dhexeysaa 3 ilaa 7 maalmood. GOORMA AYEY CISADU ISTAAGTAA? Kolka qofka dumarka ahi hareeraha 50 sano. Internationella Hälsokommunikatörer 5 Ereyga cisada ee menstruation wuxuu ka yimid ereyga måne. Måne wuxuu afka giriigga la micne yahay bil månad. Waxaa waqtiga lagu xisaabiyaa wareegga uu dayaxu ku wareego dhulka. Dayaxu wuxuu dhulka ku wareegaa saddexiyotoban wareeg sannadkiiba. Qofka dumarka ahina waxay ciso ama caado heshaa saddexiyotoban jeer sannadkii 6 Kolka cisadu xanuun keento ama ay badan tahay 1. Ma aha wax khatar ah 2. Waxaa jira daawooyin iyo kiniiniyo dejiya xanuunka oo laga iibsan karo dukaanka daawooyinka. Tag oo weyddii shaqaalaha dukaanka daawooyinka. 3. Haddii aysan daawadu ku caawinin la xiriir dhakhtar. •Dhaqdhaqaaqa iyo jimicsiga jirku waa wanaagsan yihiin haddii la awoodo oo waxay debciyaan murqaha isku ururay. •Shukumaan ama tuwaal ku rid oo dhexdhig biyo kulul, kadibna caloosha saar. Kuleylkaasi waa caawinayaa. •Cab shaah ka samaysan dhir ay ku jiraan gabsaracaleen iyo kamomil, waa uu yareeyaa murqaha isku kogay. 7 Meerta cisada Bil walba waxaa qaybta hibofiiska maskaxda ku samaysma hormoon farriin u dira ugxansidayaasha si loogu diyaariyo hal ugxan diyaar ah. Internationella Hälsokommunikatörer 8 Gabadha hadda dhalatay waxay ku dhalatay 400 000 hidde ugxaneed ah oo ku kaydsab ugxansidayaasha. Habka ugxantu uga soo tagto ugxansideenka oo ugu timaaddo ilmagaleenka. 9 Ilmagaleenku wuxuu isu diyaariyaa inuu qaabbilo ugxanta la bacrimiyey. Haddii ugxanta la bacrimiyey waxay ku dhegtaa xuub-axaleedka dhiiggu ka buuxo ee ilmagaleenka. 10 Haddiise aan ugxanta la bacrimin…. ...börjar det om...kolkaa waa in dib loo soo bilaabaa igen 11 Iska ilaalinta dhiigga cisada Nooce binda mise tampong? Shirkadee doortaa? Internationella Hälsokommunikatörer 12 Bacrinta = shahwadda + ugxanta haddii nadaafaddu aysan dhammaystirnayn ama uusan qofku fursad u haysan inuu gacmaha mayrto. Haddii shahwadda X ayaa marka hore ugxanta dhexgasga, halkaas oo ay ku la kulanto koromosoomka X, kolkaasna wuxuu ilmuhu noqdaa gabar XX. Haddiise shahwadda Y ku darsanto koromossomka X waxaa kolkaa ilmuhu noqdaa wiil XY. Internationella Hälsokommunikatörer 13 Wiil mise gabar? Waxaa hidde-jinsiyeedkeennu ay ku urursan yihiin koromosoomada. •Ugxanta waxaa ku jira 23 koromosoom oo X ah. •Shahwadduna waxay ka kooban tahay 23 koromosoom •Unugyada shahwaddu waxay u qaybsan yihiin labo, nus waxa weeye koromosoomada X, nuska kale koromosoomada Internationella Hälsokommunikatörer Y. 14 MATAANAHA Mataanaha ka abuurmay hal ugxan = ugxantii la bacrimiyey ayaa labo u qaybsantay, taas oo micneheedu waxa weeye in jinsiga labada qayboos ay isku mid yihiin Mataanaha ka abuurmay labo ugxanoon = labo ugxan ayaa waxaa kala bacrimiyey labo shahwo. Internationella Hälsokommunikatörer 15 Xuubka bikradda - waa cad yar oo aad looga hadlay Xuubka bikradu ma aha xuub wadaqariya afka siilka ee waxa weeye cad yar oo maqaar ah oo dhegsan siilka hdinacyadiisa. Waxaa jira gabdho ku dhasha iyaga oo aan lahayn Internationella Hälsokommunikatörer 16 Dadka oo dhan dhiig kama yimaado galmada ugu horraysa •Qiyaastii 70% gabdhaha dhiig kama yimaado galmada ugu horraysa •Gabadhu ma dhiigto haddii xuubka bikradu yahay mid yar oo khafiif ah. •Xoogaa ayaa dhiigaa haddii xuubka afkiisu dilaaco. •Lama kala garan karo in gabadhu soo galmootay iyo in kale. •Galmada kadibna wax isbeddel weyni ma dhaco. Internationella Hälsokommunikatörer 17 Dheecaano iyo infakshan Caadi ahaan la iska dhexarki karo ama cad, ma leh ur silloon Aan caadi ahayn u eg jaallo ama huruud/midabbeddelmay, leh ur silloon, grynig, Internationella Hälsokommunikatörer 18 haca kaadihaysta iyo marinka kaadida… ...Waxa weeye infakshano ku dhaca kaadihaysta ama kaadimareenka Waxaa taas looga hortegi karaa iyadoo - la wanaajiyo habka isticmaalka musqusha (in tirtirka laga bilaabo xagga hore oo gadaal loo wado, kaadida ka dhammee kaadihaysta) - in la kaadsho galmada kadib - mayr xubnaha galmada ee muuqda Internationella Hälsokommunikatörer 19 Infakshanka waarigga •Afartii dumar ahba saddex ayaa waxaa ku dhaca infakshan aan khatar ahayn. •Astaanta lagu gartaa waa cuncun, xanfaf iyo dheecaanno. •Mararka qaarkood iyagaa iska dhammaada, laakiin marmarna waxaa lagu khasbanaadaa in lagu daaweeyo boomaato ama daawo siilka la geliyo, kuwaas warqad dhakhtar la’aan looga iibsan karo dukaanka daawooyinka. Ett av många preparat mot svampinfektioner Internationella Hälsokommunikatörer 20 Horay u soo dhaca ilma-galeenka Umuliddu waxay kala jiiddaa ilma-galeenka oo debcisaa murqaha. Waxaa taas looga hortegi karaa iyadoo murqaha la isku soo ururinayo oo kadibna la debcinayo Internationella Hälsokommunikatörer 21 Tababarka isku ururinta murqaha dhabarka u jiifso oo lugaha xoogaa soo laab. Isku soo jiid murqaha adigoo lafdhabarta dhulka ku riixaya. Isdebci. Ku celceli shan ilaa toban goor adigoo xoogga aad ku jiideyso kala yareynaya oo marna xoogga aad awooddo, marna xoog khafiif ah. Internationella Hälsokommunikatörer 22 Xanuunada hoosta dumarka Xanuuneysa agagaarka iyo gudaha hoosta dumarka ama luqunta ilmagaleenka Haddii xanuunku soo noqnoqdo ama kordho, waa in la la xiriiraa dhakhtarka Internationella Hälsokommunikatörer 23 Dhiigbax Waa inaad dhakhtarka la xiriirtaa haddii dhiigbaxu socdo muddo ka badan labo toddobaad oo uu la socdo xummad iyo xanuun oo uu soo noqnoqdo waqtiyada u dhexeeya cisakeenada oo ku timid galmo ama dhaqdhaqaaq jimicsi oo kale bilo badan kadin markii cisagoyska la helay haddii qaabku isbeddelo – tusaale uu sii kordho ama baaba’o Internationella Hälsokommunikatörer 24 Bacriminta Internationella Hälsokommunikatörer 25