Dk cycii 2c20n filetype pdf

Download Report

Transcript Dk cycii 2c20n filetype pdf

Somaaliya: Nidaamka waxbarashada
Waxbarashada Hoose: Qeybta 1aad
Lagere school - Dugsi Hoose
Soo gelitaanka laga bilaabo 6 jir
Mudada waxbarashada: 4 sano
Da'da 6-10 jir
lsanad dugsiyeedka
Qeybta
Da'da
6-7 jir
1
1
7-8 jir
2
1
8-9 jir
3
1
9-10 jir
4
1
Waxbarashada hoose: Qeybta 2aad
Tussenschool - Dugsi Dhexe
Mudada waxbarashada: 4 sano
Da'da 10-14 jir
Qeybta
Da'da
Sanad dugsiyeedka
10-11 jir
5
1
11-12 jir
6
1
12-13 jir
7
2
13-14 jir
8
2
Algemeen voortgezet onderwijs:
Dhugsiga Sare
Mudada waxbarashada: 4 sano
(Da'da 14-18 jir)
Qeybta
Da'da
Sanad dugsiyeedka
14-15 jir
1
3
15-16 jir
2
3
16-17 jir
3
3
17-18 jir
4
3
FG. sanadihii 1975-1979 waxaa la tijaabiyey 6 sano oo waxbarashada hoose ah halkii uu ka ahaa 8 sano.
Nidaamkaasi 6 sano waxyuu ahaa mid naaqus ah. Laga bilaabo 1979 waxaa dib loogu noqdey nidaamkii 8 sano ahaa.
imtixaanada/shahaadada sanadka u dambeeya
Shahaadada Dugsiga Hoose
Soo gelitaanka laga bilaabo da'da 10 jirka ah
imtixaanada/shahaadada sanadka u dambeeya
Shahaadada Dugsiga Dhexe
Soo gelitaanka waa 8 sano ee dugsiga hoose ah ka dib
imtixaanada/shahaadada sanadka u dambeeya
Shahaadada Dugsiga Sare
Soo gelitaanka waa 8 sano ee dugsiga hoose ah ka dib
Waxbarashada xirfada
Mudada waxbarashada: 1, 2, 3 of 4 sano (Da'da 14-18 jir)
Qeybta
Da'da
Sanad dugsiyeedka
shahaadada sanadka u dambeeya
14-15 jaar
1
2
1-Sano waxbarasho ah: Shahaadada Dugsiga Sare
15-16 jaar
2
2
2-Sano waxbarasho ah: Shahaadada Dugsiga Sare
16-17 jaar
3
3
3-Sano waxbarasho ah: Shahaadada Dugsiga Sare
17-18 jaar
4
3
4-Sano waxbarasho ah: Shahaadada Dugsiga Sare
Waxbarashada xirfadaha kale:
Waxbarashada dadka waweyn aan ahayn tan caadiga
Mudada waxbarashada: kala duwan
Da'da
Sanad dugsiyeedka
Qeybta
1
Waxbarashada sare ee xirfada
Mudada waxbarashada: 1, 2, 3 am(da'da 18-22 jir}
waxbarashada Jaamacadda
- Nationale Universiteit (Jaamacadda Ummadda
Soomaliiyeed)
Mudada waxbarashada: 2,5, 3,
4, 5 ama 6 sano
Da'da
18-19 jir
18-20 jir
18-21 jir
18-22 jir
18-23 jir
18-24 jir
Da'da 18-24 jir
Qeybta
3
3
3
3
3
3
Barnaamijyo loogu tala galay barashada qorida iyo akhrinta, toos loo isticmaali karo xirfad shaqo iyo ka warheynta siyaasada. Waxbarashada
dumarka waaweyn (xarqaanka, dhar sameynta, diyaarinta cuntada)
shahaadada
u dambeeya
g
g sanadka
y
, g
y
(
g
g
qaarkood ku qabto)
FG soo ogow waxnarashada hore. Haddii waxbarsho hore la soo dhigan: qeybta 1
y
g q
y
q
q
y
Soo gelitaanka waa Shahaadada Dugsiga Sare iyo imtixaanka laguugu ogolaanayo
Soo gelitaanka waa Shahaadada Dugsiga Sare iyo haddii suurtagal tahay imtixaanka laguugu ogolaanayo
shahaadada sanadka u dambeeya
HBO: lama yaqaan magaca shahaadada
HBO: lama yaqaan magaca shahaadada
HBO: lama yaqaan magaca shahaadada
HBO: lama yaqaan magaca shahaadada
WO: Lawriyada /Laurea (Bachelor)
WO: Master's Degree
Macluumaadkan ku saabsan wadanka waxaa 1 agoosto 2014 qorey waaxda qiimenta shahaadooyinka iyo isbarbardhiga waxbarashada ee ururka wadashaqeynta ganacsiga iyo waxbarashada xirfad (SBB)
taas oo lagu tala galey habka cusub "Gewichtenregeling" (1) ee waxbarashada hoose. Bayaanada ku saabsan waxbarshada guud tan sare waxaa la isticmaalay khubarada Nuffic. U jeedooyin kale oo loo
istcmaal karo ma jirto. Macluumaadkan wadan ku saabsan waxay jirayaan ilaa iyo 1 agoosto 2015. (1) waa hab lagu qiyaaso in iskuuladu la siiyo lacag dheeri ah marka matalan waalidka waxbarasho yar
ama aanu wax soo dhigan.
Pagina 1 van 1