nyu SIBCnyhetsbrev - Somali Information and Business Centre

Download Report

Transcript nyu SIBCnyhetsbrev - Somali Information and Business Centre

SIBC nyhetsbrev
nyu
TIRSIGA 2AAD
WARGAYS SADDEX BILOOD LE AH. Tirsiga 2aad March. 2014.
Somalicentre waxaa uu
kuguda jiraan cilmi
baadhis ama Daraasaad
ku saabsan baahida iyo
caqabadaha haysata
Somalida ku nool Skåne
waxaa ka mas,uul ah
darasaadka
Dr Amina Jama
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Xarunta Somalicentre waxay idinku bishaaraynaysaa
inay bilowday in qofkii ay dhib ku tahay inuu yimaado
ama aan awoodin inuu soo gaaro goobaha aan
xarumaha ku leenahay in shaqaalaha SIBC ay kula kulmi
doonaan shaqsigaas goobta munaasabka ah ee uu
doonaya in lagula kulmo oo lagu caawiyo, Arintan Waxa
ay khuseeysaa shaqsiyaadka doonaya talabixinta
ganacsiga (Företag rådgivning) hadii ay noqoto tala
bixin shaqsi kaliya ah iyo hadii ay noqoto tala bixin
group ah ama koox koox, lakin waa inay jirtaa sabab
macquul gal ah oo shaqsiga ku kalifaysa inuusan imaani
karin goobahayaga sababtay doonto ha ahaato, waxaa
kale oo aan idinku dhiira galinaynaa in aad nala soo
xiriirtaan oo aydaan ka baqanin inaad noo sheegtaan
waxa aad naga donaysaan.
Waxaan sidoo kale ku wargalinaynaa
Jaaliyadaha/oraganisationada somlida in hadii ay jiraan
qof u baahan tala bixin ganacsi ay nagu soo aadiyaan
ama aan ugu imaan karno gobtooda.
Cilmi baadhistan ayaa waxaa looga gon/dan leeyahay in lagu lafa
guro lana soo saaro baahida cawimeed iyo warbixineed e ay
ubaahanyihiin somalida kunool gobolkan Skåne, sida arimaha ama
baahida ku saabsan Ganacsiga iyo shirakadaha, Shaqo raadinta,
arimha caafimaadka iyo warbixinada ku saabsan arimha Bulshada.
Ula jeedada daraasaadkan ayaa waxa ay tahay in somalida iyaga
dhexdooda u suurta gasho inay cabiraan dhibaatada haysata iyo
caawimaada ay donayaan nooca ay tahay, si ay u fududaato
marxalada is dhexgalka bulshada iyo inay ay noqdaan muwaadiniin
madaxbanaan oo waxsoosaar leh.
Kadibna inay taasina gundhig ama aasaas u noqoto shaqada
mustaqabalka ee xarunta SIBC. Shaqada ama wax qabadka SIBC na
uu ku salaysnaato natiijadaas/baahidaas bartilmaameed iyo
bulshada ay ku qotonto. Daraasaadku waa uu socdaa hada
waxaana la rajaynayaa inuu dhamaado dhamaadka bishan March
2014 lana soo saaro warbixinta kama dambeysta ah bisha april
2014.
Madoonaysaa inaad ka qaybqaadato ama talo iyo tusaale ku
darsato Darasaadkan fadlan la xiriir.
Dr. Amina Jama Mohmud. [email protected]
Tlf. 0709744885 ama
receptionka SIBC 0709744869
[email protected]
www.somalicentre.se
https://www.facebook.com/somali.centre.3
BOGGA 2AAD
2
Kulankii lagaga hadlayay arimaha Ganacsiga 14-01-25.
Taarikhdu markay ahayd 25-01-2014 waxaa magaalada
Malmö ka dhacay kulan lagu baraarujinayo bulshada
somaliyeed inay ku dhiiradaan bilaabida ganacsi, maadaama
aysan jirin shirkado ganacsi oo badan oo ay Somalidu ku
leedahay Magalada Malmö marka la barbardhigo ajaanibta
kale ee aan kuwada noolahay magalada iyo gobol ahaanba
Skåne, iyo marka la barbardhigo heerka fiican ee ay somlaida
ka gareen ganacsiga wadanka intiisa kale iyo wadamada kale
ee Yurub iyo Maraykanka ( U S A).
Kulankii warbixintii Buuga-Somalis In Malmö
(somalida kunool Malmö)
31 Janauri 2014, waxaa xarunta SIBC lagu qabtay kulan ay kasoo
qaybgaleeen marti sharaf kakala socota jaaliyadaha Somalida e
Malmö iyo oraganisationo iyo mas,uuliin ka socota Xafiisyada
dowlada kala duwan ee magalada Malmö iyo gobolka Skåne
kulankaas oo laga warbixinayay buuga soo baxay dhawaan ee la
magacbaxay Somalida Malmö (Somalis in Malmö). Warbixintaas oo
ay soo saareen hay’ada samafalka ah ee Open Society Foundation
(OSF). Mashruuceeda “At home In Europe” oo Daraasaad ku
sameeyey Somalida kunool 7 (todoba) magaalo oo Europeka ah,
Buugan oo ku salaysnaa ama cuskanaya qoraalo kale, hab Statistic
ama Tirakoob, iyo waliba waraysiyo bulshada noocyaheda kala
duwan, sida mas,uuliinta xafiisyada, ururada samafalka ama
khayriga ah iyo Jaaliyada Somalida waxaa kale oo ka qaybgalay
dadweyne ku dhaw ilaa 100 ruux oo loowaraystay si koxkoox ah iyo
mawduucyo kala duwan. Dadkaas oo dhamaan ahaa Somali.
Qoritaanka iyo wareysiyadaas oo uu badankoodu mas’uul ka ahaa
Prof. Benny Carlson, waxaana dhamaan kala shaqeeyey oo ka
caawiyay sida habeynt iyo soo uruurinta dadka Fozia Slone
labadoodubana waxay ka tirsanyihiin Xarunta Somalicentre.
Waxaa barnaamijkaa lagu casuumay aqoonyahano, khuburo
iyo Ganacsato somaliyeed oo aqontooda iyo khibradoodaba
la wadaagay kasoo qaybgalaayshi barnaamijka, waxaana la
isku waydaarsaday waxbadan oo muhiim ahaa su,aalana la
isku waydiiyay. Kasoo qaybgalayaasha ayaa tiradoodu ahayd
ilaa 110 ruux oo ka kala yimid gobolka Skåne
magaalooyinkisa kala duwan. Sida Kristianstad, Eslöv iyo
Svalöv, Lund, iyo magaalooyin kale . barnaamijkan oo ay soo
qabanqaabisay xarunta SIBC ayaa waxaa sidoo kale ka hadlay
mareeyaha mashruuca Mudane Fu,ad Mohamed oo uguna
baaqay somalida kunool gobolka Skåne inay ka
faa,iidaystaan mashruucan o ay waydiistaan dhaamaan waxii
caawin ah ee ay u baahanyihin. Waxaa sidoo kale hadalo
furitaan ah ka jeediyay gudomiyaha xaafada Öster ee
magalada Malmö Andreas Konstantinides. Martida
barnaamijka waxaa ka mid ahaa Harbi Amir o ah maareyaha
Rayan Service AB. Oo degan magalada Örebro iyo Burhan
Mohamed oo wada shirkad sameysa Xisaabxidhka, deggana
Örebro iyo sidoo kale Zainab oo kamid ah gancsatada degan
magaaldan Malmö.
Gubaabada iyo talabixinta buugan waxaa loo gudbiyay xafiiska
Malmö Stad iyo xafiisyada kale ee dowlada.
Wadada la isticmaalayo iyo wadiiqada loo marayay sidii looga gudbi
lahaa darbiga u dhaxeeya Somalida iyo xafiskyada rasmiga ah waa
iyada oo lo sii maro jaaliyadaha somalida iyo ururada Somalida
waxaana tusaale u ah sida Somalicentre.
Kulanka waxaa kasoo qaybgalay ilaa 35 wakiilo ah oo ay ka mid
ahaayeen qaar ka socda ururka dalaayada jaaliyada Somalida iyo
wakiilo ka socad ururada Somalida oo kala duwan, Sidoo kale
waxaa kasoo qaybgalay wakiilo ka kala socda xafiisyada dowlada
sida, Malmö Stad, Länsstyrelsen, Region Skåne, Arbetsförmedligen,
iyo Malmö Diskriminerings, Waxaa goobta erayo soo dhaweeyn ah
ka sheegay Ingemar Jeppsson oo kasocda Herbert Flex-Institute.
Waxaa la wareegay microfonka Nazia Hussein oo ka socota OSF
kana warbixisay mashruuca Somalis in Europena cities (Somalida
kunool magaloyinka Yurub) gabagabdii su,aalo iyo
kalawarqaadasho iyo isbarasho ayuu kusoo dhamaaday iyadoo
islamarkaasna goobtii lagu shaaheyey laguna cunay saanbuuskii
Somalida kucaanka ahayd oo laga dalbay Shanle Resturang.
Figure1& 1Insprations dag med tema att starta eget Malmö
Rosengård SIBC
BOGGA 3AAD
SIBC nyhetsbrev
nyu
3
Inspirationsdag med tema att starta eget 25/1-2014
Inspirationsdagen var riktad till blivande somaliska
entreprenörer bosatta i Skåne. Framgångsrika somaliska
företagare kom till eventet från olika delar av Sverige för att
föreläsa om sin väg in i företagsvärlden samt att dela med sig
sina kunskaper och erfarenheter. Inspirationsdagen blev en
stor succé med 104 besökare. Besökarna bestod av både män
och kvinnor i olika åldrar. Som introduktion gav Fuad
Mohamed, projektledare för SIBC, en kort sammanfattning om
vad SIBC är för organisation samt vilket typ av arbete som
utförs. Andreas Konstantinides, Socialdemokratisk politiker och
ordförande för stadsområde öster i Malmö, höll därefter ett tal
om hans egna upplevelser från tiden då han först kom till
Malmö 1975. Han berättade att det på den tiden var lätt att
komma in i samhället eftersom att Malmö fortfarande var
klassad som en industristad med många arbetsmöjligheter som
varken krävde språkkunnighet eller högre utbildning. Han
konstaterade dock att förutsättningarna nu har förändrats och
att kraven på dagens invandrare har blivit högre. Efter den
korta introduktionen var det dags för de inbjudna föreläsarna,
Harbi Amir, Burhan Mohamed Ali och Zeinab Omar, att berätta
om sina respektive erfarenheter. Ett återkommande tema var
svårigheterna att komma in på arbetsmarknaden trots hög
utbildningsnivå samt att arbetslöshet/ brist på trygg anställning
har varit en stark drivkraft till motivationen att utforska ”andra
vägar” för att säkerställa sin arbetssituation.
Harbi Amirs presentation handlade om att starta eget företag
från idé till verksamhet.
Burhaan M. Alis presentation handlade om regelverket kring
skatt och redovisning.
Zeinab Omars presentation handlade främst om att kombinera
rollen som mamma och egenföretagare. I hennes presentation
tog hon upp de olika utmaningar som hon ställdes inför under
tiden som hon ville etablera sina företag; affär och dagis.
Lansering av rapporten – Somalis in Malmö
En rapport om somalier i Malmö lanserades på SIBC den 31
januari. Rapporten är en av åtta liknande rapporter om
somalier i olika europeiska städer som utarbetats på uppdrag
av den internationella stiftelsen Open Society Foundations
inom projektet ”At Home in Europe”. Hittills har tre rapporter
publicerats. Malmörapporten är till större delen skriven av
Benny Carlson, professor i ekonomisk historia vid
Ekonomihögskolan i Lund och ansvarig för forskningsrelaterade
frågor vid SIBC, som under arbetet haft som medarbetare Fozia
Slone, biträdande projektledare och företagsrådgivare vid SIBC.
Rapporten lanserades i närvaro av Nazia Hussein, som leder
projektet ”At Home in Europe”, och med ett 20-tal
representanter för olika myndigheter, organisationer och
föreningar inbjudna.
Vid lanseringen deltog omkring 35 representanter för den
somaliska paraplyorganisationen i Skåne och andra somaliska
föreningar samt representanter för myndigheter och
organisationer som Malmö stad, länsstyrelsen, Region Skåne,
Arbetsförmedlingen och Malmö mot Diskriminering
Rapporten finns nedladdningsbar på
http://www.opensocietyfoundations.org/reports/somalis
-malmo
ADEEGGA AAN IDIIN HAYNO
Företagsrådgivning
Talabixinta arimaha
ganacsiga.
Jobbsökträff
Kulanka shaqo
raadinta iyo
suuqa shaqada.
Samhällsinformat
ion. Warbixinta
arrimaha
caafimaadka iyo
Bulshada
BOGGA 4AAD
4
Förstudie SIBC Skåne.
Förstudien gå ut på att kartlägga och analysera den somaliernas
behov av information och stöd vad det gäller företagande,
jobbsökande, hälsa & samhällsinformation. Tanken med förstudien
är att somalierna själva ska uttrycka sina behov om vilket stöd och
information de behöva för att underlätta egen integrations process,
samt för att de ska kunna vara produktiva, självständiga
medborgare. Resultatet från förstudien kommer att utgöra underlag
för SIBC framtida arbete. SIBC servicen ska baseras på verkliga behov
som finns hos målgruppen.Arbetet beräknas vara klart i april, 2014.
Hittills har ca.63 somalier från Malmö, Svalöv, Tomelilla, Eslöv och
Kristianstad deltagit.
Har du synpunkter eller vill du delta i studien, kontakta Amina Jama
[email protected]
Dhiira galin Ganacsi.
Mewlid Dayib.
Kristianstad
Shukri
Mohamed.
Eslöv
Muna Osman
Malmö
Mawliid Dayib, Muna Osman iyo Shugri Mohamed waxaa ay
kuso biireen shaqaalaha SIBC xarumahooda Eslöv, Malmö iyo
Kristianstad. Shukkri waxa ay ka mas,uul tahay xarunta SIBC
ee magaalada Eslöv waxaana ay Shukri diyaar ula tahay
Somalida ku nool magaaladaas inay kala shaqeeyso dhamaan
waxii aad ooga baahanyihiin Xarunta SIBC. Maalmaha
Khamiista iyo Jimcaha.
Waxaa sidoo kale magaalada Malmö idinku diyaar ah Muna
Osman idinkuna qaabili doonto receptionka maalinkasta
galinka hore.
Saynab Mohamed oo ka mid ah ganacsatada somaliyeed e
magalada Malmö ayaa waxaa ay kusoo biirisay ganacsigeedii
shirkad cusub o ah xanaanaynta ilmaha oo ah fursad aad
loogu baahanyahay wakhtigan la joogo, waxaa ay Saynab
sidoo kale ku fakaraysaa inay balaadhiso oo ay ka dhigto
xanaano ilmo fara badan lagu hayn karo (Förskola) si ay
shaqo u abuurto ugana dhexmuuqato bulshada, sidoo kale
waxaa ay dadka Somaliyeed kula talinaysaa inay ku
dhiiradaan inay samaystaan ganacsi si kasta oo u
adagyahayna ay ku guulaysan karaan iyadoo ay muhiim
tahay in la barto waxyaabaha qaarkood oo cilmigeda la
yeesho.
Sidoo kale Mawliid waxaa uu ka mas,uul yahay Xarunta SIBC
e magaldad Kristianstad halkaas oo isaguna idinla diyaar
yahay inuu idinka caawiyo waxa aad ooga baahantihin
xarunta SIBC ee magaladaas maalinkasta oo arbaco ah.09:00
subaxii- 16:00 dhamaan adresyada xarumaha SIBC waxaad
kaheli kartaaa hoos ama booqo barta ciwaankayaga
www.somalicentre.se
Fadlan la xiriir hadii aad doonayso inaad wakhti ama balan ka
qabsato tala bixiyaha dhanka Ganacsiga iyo hadii aad
doonaysid su,aalo kale oo kusaabsan warbixinayada iyo
kulanka shaqo raadinta sidoo kale waad soo booqan karta oo
aad u sheegan kartaa danahaaga adiga o aan wax wakhti ah
qabsanin.
SIBC waa xarun u furan kana dhaxeeyso dhamaan bulshada
somaliyeed ee kunool Gobolka Skåne.
Malmö.
Eslöv.
Kristianstad.
Gatuadress : Grönegatan 11 A
Postnummer: 211 27 Malmö
Öppettider: Måndag - Fredag 09.00 16.30
Receptionen : +46 709 744 869
Gatuadress: Kvarnsgatan 12 B
Postnummer:24139 Eslöv
Öppettider: Torsdagar och Fredag,
09.00 - 16.30
Receptionen : +46 709 744 869.
Folkuniversitet
Gatuadress: Föreningsgatan 1,
Postnummer: 29133 Kristianstad
Öppettider: Varje Onsdag, 09.00 - 16.30
Receptionen: +46 709 744 869