الأربعين النووية - bejaia-2222

Download Report

Transcript الأربعين النووية - bejaia-2222

Slide 1

‫األربعين النووية‬
Al-Arbaciin AnNawawiyyah
Waxaa Turjumay: Sh. Dr. Hersi Aw Mohamed


Slide 2

‫األربعين النووية‬
ً
‫اثنان و اربعون حديثا من احاديث النبي صلى هللا عليه و سلم عليها‬
.‫ جمعها ا إلمام النووي رحمه هللا تعالى‬، ‫مدار ا إلسالم‬

Al-Arbaciin An-Nawawiyyah
Waa laba iyo afartan xaddiis oo xadiiskii Nabiga
nnk ka mid ah oo islaamku ku koobanyahay,
waxaa soo ururshay al-Imaam an-Nawawi Eebbe
kor ahaayee ha u naxariistee


Slide 3

‫عن امير المؤمنين ابي حفص عمر بن الخطاب رضي هللا عنه قال ‪ :‬سمعت رسول هللا‬
‫صلى هللا عليه وسلم يقول‪:‬‬
‫إانما العمال بالنيات و إانما لكل امرئ ما نوى فمن كانت هجرته إالى هللا ورسوله فهجرته إالى هللا‬
‫ورسوله ومن كانت هجرته لدنيا يصيبها او امراة ينكحها‪ ،‬فهجرته إالى ما هاجـر إاليه‬
‫‪Acmaasha oo dhan waa niyada qof kastana wuxuu leeyahay wixii uu‬‬
‫‪niyaysto, kolka qofkii hijradiisu ahayd Ilaahay iyo Rasuulkiisa dartood,‬‬
‫‪hijradiisu waa Ilaahay iyo Rasuulkiisa dartood, qofkii hijradiisu ahayd‬‬
‫‪adduun uu haleelo dartiis ama haweenay uu guursado darteed,‬‬
‫‪hijradiisu waa wixii uu u soo haajiray dartood‬‬

‫الحديث الول‬

‫‪Xaddiiska 1aad‬‬
‫رواه ا إلمام البخاري‪ :‬هو ّ‬
‫المحدثين ابو عبدهللا محمـد بن إاسماعيل بن إابراهيم بن المغيرة بن بردزبه البخاري الجعفي‪ .‬وا إلمام مسلم‪ :‬هو ابو الحسين مسلم‬
‫بن الحجاج بن مسلم القشيري النيسابوري‪.‬‬


Slide 4

‫ ه‬، ‫هللا عليه وسلم ذاتَ يومَ إاذ طلع علينا رجل شديد بياض الثياب‬
‫ه ه‬
‫ه ه‬
‫ ل يرى عليه اثر السفر ول يعرفه‬،‫شديد سواد الشعر‬
ِ ‫رسول هللا صلى ه‬
ِ ‫ بينما نحن جلوس عند‬:‫عن عمر رضي هللا عنه قال‬
ّ ‫ يا‬:‫ حتى جلس إالى النبي صلى هللا عليه وسلم فاسند ركبتيه إالى ركبتيه ووضع كـفيه على فخذيه وقال‬،‫منا احد‬
:‫محمد اخبرني عن ا إلسالم فقال رسول هللا صلى هللا عليه وسلم‬
Imaam Cumar Allaha ka raalli noqdee waxaa laga soo weriyay in uu yiri: Annaga oo
agfadhina Nabiga nnk maalin maalmaha ka mid ah ayaa nin inoo yimid kaas oo dhar aad u
cad watay, timihiisuna aad u madoobaayeen, aysanna ka muuqan korkiisa diiftii safarka, mid
inaga mid ahna uusan aqoonin, intii uu Nabiga agfariistay, kolkaas buu jilbihiisi jilbahiisa
cusjiyay oo sacabadiisa cajiradiisa dul saaray oo yiri: Muxamadow wax iiga sheeg Islaamka,
kolkaas buu yiri Nabigu nnk:
ً ‫محمدا رسول هللا وتقيم الصالة وتؤتي الزكاة وتصوم رمضان وتحج البيت ان استطعت اليه‬
ً
‫ ان‬:‫ فاخبرني عن ا إليمان قال‬:‫ قال‬،‫ صدقت فعجبنا له يساله ويص ّدقه‬:‫سبيال قال‬
‫ وان‬،‫ا إلسالم ان تشهد ان ل إاله إال هللا‬
‫إ‬
‫إ‬
‫آ‬
‫ ما المسؤول‬:‫ فاخبرني عن الساعة قال‬:‫ ان تعبد هللا كانك تراه إفان لم تكن تراه إفانه يراك قال‬:‫ فاخبرني عن ا إلحسان قال‬:‫ صدقت قال‬:‫تؤمن باهلل ومالئكـته وكـتبه ورسله واليوم الخر وتؤمن بالقدر خيره وشره قال‬
ً ‫ ان تلد المة ربتها وان ترى الحفاة العراة العالة رعاء الشاء يتطاولون في البنيان ثم انطلق فلبثت‬:‫ فاخبرني عن اماراتها قال‬:‫عنها باعلم من السائل قال‬
‫ هللا ورسوله‬:‫ يا عمر ا تدري من السائل؟ قلت‬:‫مليا ثم قال‬
ِ
ّ ‫ فانه جبريل اتاكم‬:‫ قال‬،‫اعلم‬
‫ رواه مسلم‬- ‫يعلمكم دينكم‬
‫إ‬
Islaamku waa in aad ka markhaatikacdo in uusan Ilaah aan Eebbe ahayni jirin, iyo In Muxamad rasuulkii
Ilaahay yahay, oo salaadda oogto, oo sekada bixdiso, oo soonka soontid oo xajka gudatid haddii aad
awooddid. Wuxuu yiri: Waa runtaa. Kolkaas baan la yaabnay, wuu waydiinayaa waa runtaana wuu
leeyahay. Wuxuu yiri: Iimaanka iiga warran. Wuxuu yiri (Nabigu) Waa in aad Eebbe rumayso iyo
malaa’iktiisa iyo kutubtiisa iyo rasuulladiisa iyo maalinta qiyaamaha iyo in aad qaderka rumayso
khayrkiisa iyo shartiisa. Wuxuu yiri: waa runtaa. Ee Ixsaankana iiga warran. Wuxuu yiri (Nabigu): waa in
aad Eebbe u caabuddo sidi adiga oo arkaya, maxaa yeelay haddii aadan arkayn asiga ayaa ku arkaya.
Wuxuu yiri: iiga warran Saacadda (qiyaamaha). Wuxuu yiri (Nabigu): Midka la waydiinayaahi (Nabiga)
kagama aqoon badna midka waydiinaya (Jibtiil). Wuxuu yiri: wax iiga sheeg calaamada heeda. Wuxuu yiri
(Nabigu): waa in ay dhasho haweenaydu sayidaddeedii iyo in aad aragto kaba laawayaasha qaawan ee
cayrta ah ee ariga dhaqan jiray oo isugu faanaya dhismaha, Kadibna wuu baxay. Kolkaas buu wax yar
nagaaday (Nabigii) markaas buu yiri: Cumarow ma garanaysaa midkan wax i waydiinaya? Waxaan iri :
Eebbe iyo Rasuulkiisa ayaa iga og. Wuxuu yiri (Nabigu): Waa Jibriil oo idiin yimid si uu diinkiinna idiin
baro.

‫الحديث الثاني‬

Xaddiiska 2aad


Slide 5

‫ سمعت رسول‬: ‫عن ابي عبد الرحمن عبد هللا بن عمر بن الخطاب رضي هللا عنهما قال‬
:‫هللا صلى هللا عليه وسلم يقول‬
ً
‫ و إاقام الصالة‬،‫بني ا إلسالم على خمس؛ شهادة ان ل إاله إال هللا وان محمدا رسول هللا‬
‫ رواه البخاري ومسلم‬.‫ وصوم رمضان‬،‫ وحج البيت‬،‫و إايتاء الزكاة‬

‫الحديث الثالث‬

Islaamka waxaa lagu dhisay shan: Ashahaatinka Ilaah in
aan Ilaah kale jirin, iyo In Muxamad rasuulkii Eebbe yahay,
iyo oogidda salaadda, iyo bixinta sekada, iyo gudashada
xajka iyo soomidda rabadaanka. Waxaa weriyay al-Bukhaari iyo
Muslim

Xaddiiska 3aad


Slide 6

ّ : ‫عن ابي عبد الرحمن عبد هللا بن مسعود رضي هللا عنه قال‬
:‫حدثنا رسول هللا صلى هللا عليه وسلم وهو الصادق المصدوق‬

ً ‫ان احدكم هيجمع خلقه في بطن امه اربعين‬
ً ‫نطفة ثم يكون‬
ً ‫يوما‬
‫ ثم هيرسل‬،‫علقة مثل ذلك ثم يكون مضغ ًة مثل ذلك‬
‫إ‬
‫ فو هللا الذي ل إاله غيره إان‬،‫ بكـ ْتب رزقه واجله وعمله وشقي او سعيد‬:‫إاليه الملك فينفخ فيه الروح ويؤمر باربع كلمات‬
‫ فيسبق عليه الكـتاب فيعمل بعمل اهل النار‬،‫احدكم ليعمل بعمل اهل الجنة حتى ما يكون بينه وبينها إال ذراع‬
‫ و إان احدكم ليعمل بعمل اهل النار حتى ما يكون بينه وبينها إال ذراع فيسبق عليه الكـتاب فيعمل بعمل‬،‫فيدخلها‬
‫ رواه البخاري ومسلم‬.‫اهل الجنة فيدخلها‬

‫الحديث الرابع‬

Midkiin waxaa lagu ururshaa uuntiisa uurka hooyadiis afartan maalmood biyo
ahaan kadibna wuxuu ahaanayaa dhiig intaa oo kale kadibna wuxuu
ahaanayaa cad intaa oo kale, kadibna waxaa loo soo diraa malak ku afuufaa
ruuxa waxaana la faraa afar kelimadood: In la qoro risqigiisa iyo ajalkiisa iyo
camalkiisa iyo in uu dhulaawe yahay ama dhur leeyahay, waxaan ku dhaartay
Ilaaha aan Ilaah asiga ahayni jirine midkiin waxaa dhacda in uu falo falkii ahlu
jannada inta aanay u dhaxayn asiga iyo ayada dhudhun wax aan ahayn,
kolkaas baa qoraalkii ka hormaraya kolkaas buu falayaa falkii ahlu naarka
kolkaas buu gelayaa (naarta), midkiinna waxaa dhacda in uu falo falka ahlu
naarka inta aanay u dhaxayn asiga iyo ayada wax aan dhudhun ahayn kolkaas
baa qoraalku ka hormarayaa kolkaas buu falayaa falka ahlu jannada kolkaas
buu gelayaa (jannada). Waxaa soo weriyay al-Bukhaari iyo Muslim

Xaddiiska 4aad


Slide 7

‫ قال رسول هللا‬: ‫عن ام المؤمنين ام عبد هللا عائشة رضي هللا عنها قالت‬
: ‫صلى هللا عليه وسلم‬
‫رواه‬

.‫من احدث في امرنا هذا ما ليس منه فهو رد‬

‫الحديث الخامس‬

‫البخاري و مسلم‬

Qofkii ku soo dara arrinkeenan (diinka) wax aan
ka mid ahayn, midkaas waa la diiday. Waxaa weriyay alBukhaari iyo Muslim

Xaddiiska 5aad

: ‫وفي رواية لمسلم‬
ً ‫من عمل‬
‫عمال ليس عليه امرنا فهو رد‬

Riwaayo Muslim leeyahayna

Qofkii fala fal aanan annagu farin, midkaas waa la diiday


Slide 8

::‫ سمعت رسول هللا صلى هللا عليه وسلم يقول‬: ‫عن ابي عبد هللا النعمان بن بشير رضي هللا عنهما قال‬

ّ
‫ فمن اتقى‬،‫يعلمهن كـثير من الناس‬
‫ و إان الحرام ّبين وبينهما امور مشتبهات ل‬،‫إان الحالل ّبين‬
‫ ومن وقع في الشبهات وقع في الحرام كالراعي يرعى حول الحمى‬،‫الشبهات فقد استبرا لدينه وعرضه‬
‫ ال و إان لكل ملك حمى ال و إان حمى هللا محارمه ال و إان في الجسد مضغة إاذا‬،‫يوشك ان يرتع فيه‬
‫ رواه البخاري‬.‫ و إاذا فسدت فسد الجسد كله ال وهي القلب‬،‫صلحت صلح الجسد كله‬
‫و مسلم‬

‫الحديث السادس‬

Xalaashu way muuqataa xaaraantuna way muuqataa, waxaana u dhaxeeya
labadaa waxyaabo isu eg (mushtabaat) oo aanay dadka in badani garanayn,
kolka qofkii ka dhowrsada mushtabahaatka wuxuu dhowrtay diintiisa iyo
nasabkiisa, qofkii ku dhaca mushtabahaatkana wuxuu ku dhacay xaaraanti
sidi qowsaar daaqsaday (xoolihii) seeraha agagaarkiisa waxaa kaga baqaa in
ay (xooluhu) galaan seeraha, war hooy, boqor kasta wuxuu leeyahay seere
hooy seeraha Ilaahayna waa waxyaabaha uu xaaraameeyay war hooy jirka
waxaa ku jira cad haddii uu tooso uu toosayo jirka oo dhan, hadii uu
xumaadana jirka oo dhan baa xumaan war hooy taasi waa qalbiga. Waxaa

Xaddiiska 6aad

weriyay al-Bukhaari iyo Muslim


Slide 9

:‫عـن أبي رقية تميم بن أوس ألدأري رضي هللا عنه أن ألنبي صلى هللا عليه وسلم قال‬

‫ هلل ولكـتابه ولرسوله ول ئمة‬:‫ لمن؟ قال‬:‫ قلنا‬،‫الدين النصيحة‬
‫ رواه مسلم‬.‫المسلمين وعامتهم‬

‫السابع‬
‫الحديث‬
Diinku waa waano, waxaan dhahnay: yuu u

yahay? Wuxuu yiri: Eebbe ayuu u yahay iyo
kitaabkiisa iyo rasuulkiisa iyo imaamyada
muslimiinta iyo caamadooda. Waxaa weriyay Muslim

Xaddiiska 7aad


Slide 10

:‫عن ابن عمر رضي هللا عنهما ان رسول هللا صلى هللا عليه وسلم قال‬

ً
ُ
‫امرت ان اقاتل الناس حتى يشهدوا ان ل إاله إال هللا وان محمدا رسول هللا ويقيموا‬
‫الصالة ويؤتوا الزكاة إفاذا فعلوا ذلك عصموا مني دماءهم واموالهم إال بحق ا إلسالم‬
‫ رواه البخاري ومسلم‬.‫وحسابهم على هللا تعالى‬

‫الحديث الثامن‬

Waxaa la I faray in aan dadka la dagaalo inta ay ka
markhaati kacayaan in aan Eebbe mooye Ilaah kale
jirin iyo in Muxamad rasuulkii Eebbe yahay oo ay
salaadda oogaan oo ay sekada bixiyaan hadii ay taas
falaan waxay iga magangelsheen dhiiggooda iyo
hantidooda wixii aan xaqa Islaamka ahayn
xisaabtoodana Eebbe ayaa loo dayn kor ahaayee. Waxaa

Xaddiiska 8aad

weriyay al-Bukhaari iyo Muslim


Slide 11

‫ سمعت رسول هللا صلى هللا عليه‬:‫عن ابي هريرة عبدالرحمن بن صخر رضي هللا عنه قال‬
: ‫وسلم يقول‬

‫ وما امرتكم به فاتوا منه ما استطعتم إفانما‬،‫ما نهيتكم عنه فاجتنبوه‬
‫ رواه‬.‫اهلك الذين من قبلكم كـثرة مسائلهم واختالفهم على انبيائهم‬

‫الحديث التاسع‬
‫البخاري و مسلم‬

Waxaan idinka reebo ka dheeraada, wixii aan idin
farana la imaada intii aad awooddaan, wax kale ma
ahee, waxaa halaagay kuwii idinka horreeyay su’aala
badnidooda iyo in ay isku khilaafeen nabiyaashooda.

Xaddiiska 9aad
Waxaa weriyay al-Bukhaari iyo Muslim


Slide 12

:‫ قال رسول هللا صلى هللا عليه وسلم‬:‫عن ابي هريرة رضي هللا عنه قال‬
ً ‫ان هللا تعـالى طيب ل يقبل ال‬
‫ يا أيها ألرسل كلوأ من‬: ‫طيبا و إان هللا امر المؤمنين بما امر به المرسلين فقال تعالى‬
‫إ‬
‫إ‬
‫ يا أيها ألذين أمنوأ كلوأ من طيبات ما رزقناكم ثم ذكر الرجل يطيل السفر اشعث‬:‫ وقال تعالى‬،‫ألطيبات وأعملوأ صالحا‬
‫ وغذي بالحرام فانى يستجاب‬، ‫ وملبسه حرام‬، ‫ ومطعمه حرام ومشربه حرام‬، ‫رب‬
ِ ّ ‫ يا‬.. ‫رب‬
ِ ّ ‫ يا‬: ‫اغبر يمد يديه إالى السماء‬
‫ رواه مسلم‬.‫له‬
Eebbe kor ahaayee wuu wanaagsanyahay mana aqbalo wax aan
wanaagsanayn Eebbana wuxuu faray mu’miniinta wixii uu nabiyaaasha
faray kolkaas buu yiri: « Nabiyaalow cuna qaar ka mid ah
waxyaabaha xalaasha ah fala wanaaggana, waxaa kale ee uu yiri kor
ahaayee: Kuwa rumeeyayow cuna qaar ka mid ah wixii aan idinku
dheefinay, kadibna wuxuu sheegay ninka safar dheer gelaya asiga
oo diifooday oo dambasoobay ee gacmahiisa samada u taagaya:
Eebbow..Eebbow, cuntadiisuna xaraan tahay cabitaankiisuna xaaraan
yahay, hugiisuna xaaraan yahay, xaaraanna ku dharaartay kolka
sidee looga aqbalayaa. Waxaa weriyay Muslim

‫الحديث العاشر‬

Xaddiiska 10aad


Slide 13

Akhri xaddiiska
11aad ilaa 20aad